Hoggaamiyaha mucaaradka xisbiga NASA ee dalka Kenya Raila Odinga ayaa la dhigay isbitaal ku yaala Magaalada Nairobi ee Caasimada wadanka Kenya.
Waxaa faah faahino ay ka soo baxayaan oo la xariira sababta Mr Odinga loo Dhigay Isbitaalka Magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Warar soo baxaya ayaa sheegay in Raila Odinga uu ku sumoobay cunto sun ku jirtay sidaana xaalad xun uu u galay.
Hoggaamiyaha mucaaradka xisbiga NASA ee dalka Kenya Raila Odinga ayaa la xaqiijiyay in cuntada Kenya laga cuno ee Enugu Nigeria uu ku sumoobay Raila Odinga.
Laamaha amaanka ee Kenya ayaa wada Baaritaano dheeraad ah oo lagu ogaaniyo sida uu falkaasi u dhacay.
Taqaatiirta ayaa la tacaalaya xaalada Caafimaad ee Odinga.