Wareegii 1-aad oo la soo gaba babeeyay iyo Xasan Sheekh oo ugu sareeyo

Waxaa hadda la soo gaba gabeeyay wareegii 1-aad ee Doorashada Madaxweynaha Jamuuuriyada Federaalka Soomaaliya.

Xasan Sheekh waxa uu helay 88 cod, Farmaajo oo ku xiga uu helay 72 cod, Shariif uu helay  49 cod iyo Cumar Cabdirashiid  oo helay 37 cod .

Waxaa hadda loo gudbay wareegii 2 aad oo ay u gudbeen Musharixiintaasi oo noqday kuwii ugu codka badnaa.

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho