Madaxweynaha Waqtigiisu uu dhamaaday ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay Arimo ku Aadan Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.
Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in uu ku qanci doono Natiijada Doorashada waxaana uu sheegay in uu marayo hab raaca Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.
Xasan Sheekh ayaa sheegay in uu tar tami doono sida ay u tartamayaan musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya.
08 febuary ayaa lagu wadaa in Magaalada Muqdisho ay ka dhacdo Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo ay siyaasiin badan ku loo lamayaan.
Hoos ka dhageyso Codka Xasan sheekh.
Xasan Maxamed Samatar Cowke
Puntland Post Muqdisho