Laba Musharax oo ka tanaasulay tartanka Kuxigeenka 1-aad ee Barlamanka

Waxaa hadda loo gudbay Wareegii 2-aad ee Doorashooyinka Gudoomiye ku Xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka oo Doorashadiisa ay ka socoto xarunta Golaha shacabka ee magaalada Muqdisho.

Waxaa tanaasulay Labo Xildhibaan oo kale ah Xildhibaan Kahdiijo Maxamed Diiriye iyo XIldhibaan Siciid Xuseen Ciid.

Waxaa hadda isku soo haray XIldhibaan Muudeey iyo Xildhibaan Faarax Sh.C/qaadir oo hadda u gudbay wareegii Labaad.

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho