Cod tirinti Oo Soo Gaba gabowday iyo C/weli Ibraahim Muudey Oo Hogaanka Cododka heya

Waxaa soo idlaatay gordhow  tiranta cododki iyadoonaxildhibaanada logu baaqayo in nidaamka ilaaliyaan.

Xubnaha tartamaya ayaa kala heysta

C/weli Ibraahim Muudey  110 cod

Faarax Shiikh 92 cod

Khadiij 26  cod

Saciid ciid 17  cod

Jeylaani nuur iikar 4 cod

Xasan Maxamed Smatar Cowke

Puntland Post Muqdisho