Doorashada xubnaha Aqalka hoose ee Somaliland ayaa maanta dib uga bilaabanaysa Magaalada Muqdisho, waxayna doorashadu ka dhacaysaa xarunta Gaadiidka Booliska.
Guddiga Doorashada Dadban ee dalka ayaa soo bandhigay Liiska dadka maanta tartamayo waxaana ka mid ah Ra’iisul Wasaare ku xigeenkii hore ee dalka Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan.

PUNTLAND POST