Sawirada Musharax Farmaajo oo Saakay ay ku Waabariisatay Muqdisho

PP (MUQDISHO)- Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya oo lagu wado in ay dhowaan ka dhacdo Doorashada Madaxtinimo ee Soomaaliya ayaa waxaa ka jira loo lan dhanka Musharixiinta ah.

Magaalada Muqdisho saakay Waxaa lagu arkayaa Wadooyinkeeda Muhiimka ah sawirada iyo Boorarka Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo ah musharax madaxweyne.

Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in Ra’isilwasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Farmaajo uu ku soo wajahan magaalada Muqdisho.

Musharax farmaajo ayaa ah Musharax heeysta kalsoonida umada Soomaaliyeed dal iyo dibada waxaana uu ku guuldareeystay Doorashadii hore.

 

farmaako

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post Muqdisho