Isgaarsiinta Deegaano Katirsan Gobolka Mudug oo hawada Ka maqan

Wararka saakay ka imaanaya degamda xarardheere ee gobolka mudug ayaa ku waramaya in guud ahaan degmadaasi iyo deeganada ku dhow ay ka maqan tahay isgaarsiinteeda hawada.

Lama ogo sababaha rasmiga ee isgaarsiinta ay ugu maqan tahay degamda xarardheere ee gobolka mudug.

Maamulka gobolka mudug ee galmudug ayaa ku eedeyay al shabaab in si bareer ah ay hawada kaga saareen isgaarsiinta kadi amar ay siiyeen shirkaddaha ka howlgala degmada xarardheere.

Deegaanka Dumaaye oo kamid ah deeganada hoosyimaada degmada xarardheere waxaa mudooyinki la soo dhaafay ka dhacayay dagaal u dhaxeeyay ciidamada al shabaab iyo dad la sheegay in ay xoolod ahqato ay yihiin.

al-Shabaab iyo Dadka Deegaanka ayaa ku Dagaalamaya Deegaano hoostagta Degmada Xaradheere .

PUNTLAND POST