Al-Shabaab oo soo Bandhigtay Hub iyo Gaadiid ay ka soo qabsadeen Ciidamada Dowlada Somalia

Al-Shabaab ayaa ku soo bandhigay Deegaanka Kuunya-barow ee Gobolka Sh/Hoose  Hub, Gaadiid iyo rag katirsan Al-Shabaab.

Gaadiid nooca Dagaalka ah iyo Hub iyo Labo askari oo ay sheegeen in ay katirsanyihiin Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliya ayey ku soo bandhigeen meel fagaaro ah oo ku taala Degmadaas.

Boqolaal kamid ah dadka Deegaankaasi ayaa isugu soo baxay halka ay Al-Shabaab ku soo Bandhigeeen Hubka iyo Gaadiidka.

Dowlada Federaalka Soomaaliya Kama aanay hadlin warkaan Al-Shabaab ay sheegeen.

Hoos ka Daawo Sawirada.

soo-1-2 soo2-1-1 soo3-1-1 soo4-1-1 soo5-1-1 soo6-1-1 soo9-1-1 soo10-2