Madaxweynihii hore ee dalka Cuba Fidel Castro, oo afgambi ku qabsaday dalkaas sanado ka hor ayaa ku geeriyooday da’da 90-sano jirka.
Walaalkiisa Raul Castro oo haatan ah madaxweynaha dalkaas oo kasoo hor muuqday Talefishinka qaranka ayaa ku dhaawaqay in uu geeriyooday madaxweynihii hore ee Cuba Fidel Castro oo ahaa hogaamiyihii xibsiga shuuciga.
Madaxweynihii hore ee dalka Cuba Fidel Castro ayaa afgmbi kula wareegay dalkaas sanadkii 1959-kii wuxuuna ahaa hogaamiye muddo badan ka talinayay dalkaas ,wuxuu xiriirka u jaray mudadii uu xilka hayay dalka Mareykanka inkastoo muddo kadib loosoo nooleeyay xiriirkaas.
Sanadkii 2006-dii wuxuu xilka dalkaas ku wareejiyay walaalkiisa Raul, kadib markii ay soo wajaheen
PUNTLAND POST