Gudoomiyaha Maxkmada Sare oo Shaqadii ka joojiyay Gudoomiyaha Maxkmada Gobolka Banaadir

War Qoraal ah oo ka soo baxay  Xafiiska Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka  Ibraahim Iidle Saleebaan ayaa lagu sheegay in Shaqdii laga Joojiyay Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Mudane Xaashi Cilmi Nuur.

xil-qaadis2

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post Muqdisho