Wararka ka imaanaya magaalada cadaado ee gobolka galgaduud ayaa ku waramayo in magaaladaasi uu ku wajahan yahay madaxweynaha dowlada soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud.
Magaalada waxaa maanta tegaya wafdi uu horkacayo Taliyaha Ciidanka Nabad Sugida Qaranka Soomaaliya Gen. Cabdulaahi Gaafow isagoona horhdac u ah wafdiga madaxweynaha soomaaliya.
Warar hoose ayaa Sheegaya in madaxweynaha uu magaalada cadaado gaarayo maalinki beri ah balse maanta magaalada uu tegayo Taliyaha Ciidanka Nabad Sugida Gen. Cabdulaahi Gaafow.
Lama ogo sababaha dhabta ee madaxweynaha uu u tegayo magaalada balse waxaa jiro warar sheegayo in madaxweynaha uu doonyo in qeyb uu ka noqdo madaxda xalka u raadineyso magaalada galkacyo oo dagaalo xoogan maalmihi la soo dhaafay ay ka dhacayeen.
PUNTLAND POST

Somalia waxay galin marxalad cusub oo colaad iyo dagaal.
Puntland waxaan ka baryayaa in Mr culusaw uusan soo galin Gaalkacyo, iyo Puntland.
Mr Culusow waxuu ku jiraa colaada Galkacyo, dabaha kale oo uu kawataana waa innuu yiraahdo Puntland iyo Galmudug ayaan dhexdhexaadiyey oo doorasho halkaas sidii nin siyaasi ah ka raadiyo.
Mr Culusow waa cadaw Hawiye uusan Galkacyo Mudug soo galin.
Hawiye ma yaqaan luuqada war dalkayaga iyo dadkayga, hasoo dhaafin xadkaaga, dal aan leeyahay iyo aan leeyahay kuuma ogoli soo dhexgalkooda.
Dhibaatada Hawiye Cumaan baa keenay, Hoolaha maanta Hawiye
Haysto maahayn xoolo Hawiye watay, waa Xoolo Somali native.
Waa dhulkii awooweyaashay oo Ilaahay nugu abuuray, maxaad ugu dagaalamin dhulkayaga iyo xoolahayaga.
Ilaa inta Xamar lahaysto, oo Gacanta Hawiyaha ku jirto, ilaa inta qof Hawiyaa FG isku sheegta Madax U yahay weerada qorshsysan oo Hawiye ku weerarayo Galkacyo Mudug dhamaanmayaan.
Puntland si adag Howga tashato difaaca dadkeeda iyo dalkeeda,
Puntland haddiido imaatinka Mr Culusow, waxaa khasab noqon in Puntland ay gooni isutaagto haddii aan lajoojin Cadawga Hawiye oo xabadaha soo ridaya.
Waxaanan garan karin sida Cadawgu dadkayaga iyo dalkayaga damaca beenta iyo tuugadu kudheehantahay isga galiyey! !
Mr Culusow uusan SOO GALIN Gaalkacyo, waa Hawiye Cadaw ah, maaha Madaxwane Somaliyeed, wuxuu u yimid inuu Hawiyaa ku dhiirima galiyo.
Hawiye Cambaaray iyo war idaa midna mayaqaan, Hawiye ma yaqaan Cadaadka iyo iyo akhlaaqda dagaalka, ma yaqaan Somalinimo, waxaa ku jirta dil, dhac iyo dalkaagii maahee isga dhoof.