PP- (BAYDHABO) Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay Waxaa hadda ka socdo Doorashada Xubnaha Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed uga imaanaya Dowlada Somalia.
Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yaroow ayaa Noqday Xildhibaankii ugu horeeyay ee ka yimaada Maamulka Koonfur Galbeed Somalia.
Arintaan ayaa ka dambeeysay kadib markii Ay u tanaasushay Ruqiyo Sheekh Maxamed oo La tartameeysay.
Tartan culus ayaa waxa uu ka socdaa Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay Waxaana Goordhow Loo Codeeyn Doonaa Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari kaasi oo U Sharaxan Xildhibaan Barlamaan.
Faah Faahinta kala soco Puntlabnd Post Insha allahÂ