Waxaa maanta magaalada muqdisho ku geeriyooday xeer illaaliyihii maxkamada ciidamada qalabka sida dowladda soomaaliya allahu naxariistee Col C/laahi Mayoonge oo u geeriyooday Dhaawac ka soo gaaray Weerar ay horaan magaalada muqdisho ugu geysteen al shabaab.
Mudooyinki la soo dhaafay ayaa dhaawiciisa lagu dabiibabayay gudaha magaalada muqdisho balse dhaawici soo gaaray ayaa la xaqiijiyay in maanta ugu dnabeyn oo u geeriyooday.
Col C/laahi Mayoonge ayaa mudo la shaqeynayay maxkamada ciidamada qalabka sida ee dowlada soomaaliya.
Xasan Maxamed Samatar Cowke
Puntland Post Muqdisho