Iska hor,imaadkii Gaalkacyo oo istaagay

Waxaa si iskiis ah goordhawayd u istaagay Iska hor,imaad muddo ka yar hal saac ka socday Galbeedka magaalada Gaalkacyo sida ay ku helayso wararkii ugu danbeeyay warbaahinta Puntland Poost.

Ma cada inuu jiro khasaare iyo in kale ilaa iyo hadda.

Wixii warar ah oo kasoo kordha kala soco Puntland Post.