Garowe (Puntland Post):- 5tii bishan ayay ahayd ka dib markii ay ku shaaciyeen Garowe Guddiga Kumeel gaarka ee doorashooyinka qaabka uu noqon doono Jadwalka geedi socodka Doorashada Asxaabta badan eeĀ Puntland .
Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, Gudoomiyaha Baarlamanka Axmed Cali Xaashi, , Xildhibaano, Wasiiro, Siyaasiin iyo Aqoonyahano ayaa ka qeyb galay munaasabad balaaran oo daahfur loogu sameeyay qorshaha guddiga doorashooyinka Puntland.
Warbaahinta Puntland Post ayaa soo bandhigaysa muuqaal ku saabsan xogta iyo warbixinta halka ay mareyso shaqada nidaamka asxaabta badan ee Puntland .
Daawo Muuqaal xiiso leh.
Abshir Dhiirane
PUNTLAND POST