Ugu yaraan 20 ka mid ah dhimashada, ayaa ah qareeno dhismaha u yimid tacsida mid ka mid ah saaxiibadooda shaqada, Bilal Kasi oo la toogtay sidoo kale qaraxa ayaa la sheegay in in ay suxufyiin ku dhinteen.
Ra’iisul wasaaraha Pakistan, Nawaz Sharif, ayaa sheegay inuu aad uga xun yahay dhimashada 53-da ruux ee lagu dilay isbitaalka. Sababta weerarka ka dmabeysay ayaan la ogeyn, mana jirto cid sheegatay mas’uuliyadda qaraxa.
PUNTLAND POST