Gudiga fulinta Bulshada Rayidka ah ee Puntland (PUNSAA) oo kulankoodii saddex bilood laha ahaa soo gabagabeeyey maanta 19/07/2016 ayaa soo saaray war saxaafadeed ku wajahan Gudiyada Doorashooyinka heer Federaal heer dowladaha xubnaha ka ah iyo hogaanka dhaqanka oo ku saabsan Doorashooyinka 2016, wuxuuna u qornaa sidatan.
http://puntlandpost.net/wp-content/uploads/2016/07/War-Saxaafadeed-ku-wajahan-Gudiyada-Doorashada-ee-heer-Federaalheer-dawladaha-xubnaha-ka-ah-iyo-hogaanka-dhaqanka-oo-ku-saabsan-doorashada-2016.pdf
PUNTLAND POST