Muqdisho-(Puntlandpost)-Muqdisho waxaa gil-gilaya hadda banaanbaxyo waaweyn oo looga soo horjeedo afgambigii fashilmay ee xalay lala damacsanaa Madaxweyne Erdogan.

FG: wixii warar ka soo kordha mudaharaadyadaas iyo sawiro goor dhow kala socda puntlandpost.com.
Kayse muse ali
Puntlandpost
Garowe