Sida uu ahaa jadwalka dooraahada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ay soo saareen waxaa maanta magaalada Baydhabo ka socoto dhageeysiga musharixiinta Koonfur Galbeed Soomaaliya.
3 Musharax oo kali ah oo u tartamaya madaxtinimada Koonfur Galbeed ayaa ku sugan hoolka ay ka socoto qudbad jeedinta musharixiinta Koonfur Galbeed.
1:Aadan Maxamed Nuur (Saransoor)
2:Ibraahim Macalin Nuur
3 Xuseen Cismaan Xuseen
Waxaa guud ahaan aan doorashada ka qeeybgaleeynin doorashadaasi Muqtaar Rooboow Abuu Mansuur.
Hoos ka Daawo Sawirada

Xasan Maxamed Samatar Cowke
Puntland Post