Wafti ay hogaaminayso Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Dawladda Federalka Fawsiyo Nuur oo uu wehliyo Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr Cabdinaasir Cuuke ayaa uga qeybgalaya Dalka Pakistan shir looga hadlayo Caafimaadka oo ay isugu yimaadeen Dalalka EMRO.
Arrimaha Soomaaliya iyo Puntland kala hadashay madaxda WHO/EMRO waxaa ka mid ah .
- Isuduwidda dhaqaalaha,shirarka caafimaadka (coordination)
- Kordhinta awoodda shaqaalaha Wasaaradaha,
- Xaaladaha deg-degga ah
- Isbitaallada (secondary care)
- Takhsusaadka ( GP doctors trainig)
- Xirfado kooban, sida (section)
- Xoojinta ilaalinta Cudurrada (surceillance)
Waa markii ugu horeysay oo ay Puntland ka qeybgasho shirka dalalka EMRO.
PUNTLAND POST