Magaalada Badhan ee xarunta gobolka Sanaag ayaa waxaa maanta gaarey waftigii ugu cuslaa ee ka socda Puntland kana koobnaa in ka badan 10 wasiir, wasiir ku-xigeeno, xildhibaano iyo shaqaale dowladeed.
Masuuliyiinta ka socda Puntland oo caawa ku sugan magaalada Badhan ayaa u jeedkooda ugu weyni yahay dhismaha golaha deegaanka Badhan, dardargelinta shaqada dowladda iyo arrimo.
DHEGAYSO
PUNTLANDPOST