Garsoorayaashii maxkamadaha gobolka Mudug oo la kala diray

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Deni ayaa kala diray garsoorayaashii maxkamadda darajada Koowaad iyo maxkamadda rafcaanka gobolka Mudug iyo sidoo kale xafiiskii xeer-ilaalinta gobolkaasi.

Madaxweynaha ayaa si ku meel gaar ah guddoomiyaha maxkamadda darajada kowaad ee gobolka Mudug u magacaabay Maxamed Maxamuud Jaamac oo ahaa garsoorihii maxkamadda darajada koowaad ee degmada Xarfo.

Afhayeenka xukuumadda Jaamac Dabaraani ayaa akhrinaya

PUNTLAND POST