Taliskii guud ee Somaliland ee Tukoraq oo la gubay

Khasaaraha dagaalkii maanta inkastoo aanan jirin cid ka tirsan labada dhinac oo qiratey misna warar sugan oo aan helnay ayaa sheegaya sidaan.

Dhimashada SOMALILAND 24 Askari
Dhimashada PUNTLAND 14 askari.
Dhaawaca SOMALILAND 51 askari.
Dhaawaca PUNTLAND 32 Askari.

Saddex gaari oo laga qabsadey PUNTLAND.
Labo gaari oo laga qabsadey SOMALILAND.
Gaari laga gubay PUNTLAND.

Taliskii guud SOMALILAND ee Tukoraq oo galabta la gubay iyo Ciidan yar oo Somaliland ah oo go’doon ku ah meel ku dhow Tukoraq

PUNTLAND oo la wareegtay TUKORAQ.

Dagaalka labada dhinac oo socdey in ka badan 12 saac oo xiriir ahayd ayaa istaagay.

PUNTLAND POST