Guddoonka Aqal hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa War ka soo saaray cida leh go’aan ka gaarista Maqaamka Caasimada dalka ee Muqdisho, oo ay maalmahan xiisad siyaasadeed ka taagnayd.
War-saxaafadeed ay goor-dhaweyd oo galabta ah soo saareen Gudoonka Aqal hoose ee Baarlamaanka ayaa lagu sheegay in la dhowro Dastuurka iyo dowladnimada, ka go’aan gaarista Maqaamka Caasimaduna ay tahay awood u gaar ah Barlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya.
Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka Gudoonka Baarlamaanka
PUNTLAND POST