Xoghayihii hore dowladda Hoose ee degmada Garoowe Cabdiqafaar Cabdiraxmaan Axmed oo Maanta xilka wareejay ayaa sheegay in xildhibaannada Golaha degaanka caasimadda Garoowe ay baad joogtaa ka qaadaan duqa degmada xassan Maxammed Ciise Goodir.
Cabdiqafaar oo hadal ka jeediyey munaasabadda xilwareejinta ayaa duqa Garoowe ku tilmaamay”nin dhufays ku jira oo mar walba loo shirayo oo marwalba la leeyahay haddaanad baad bixin xilkaad waayeysaa”.
Wuxuu sheegay in duqa caasimadda xassan Maxammed Ciise ay haysato nasiib-darro weyn iyo caqabad uu kala kulmayo Xildhibaannada Golaha degaanka degmada,kuwaasoo uu ku eedeeyay in ay baad joogta ah ka qaadaan.
Halkaan ka daawo.
PUNTLAND POST

you look bitter just leave honorably the position was handed to you unfairly and sacked unfairly the equation balanced
Cabdiqafaar intuu joogey ayey ahayd inuu sheegi lkn waa Dhaqan Somaliya kajira markii Qofku shaqaduu hayey Ku fashilmo oo laga qaado inuu wuxuu qariniyey sheego taasina waxba soo kordhinmeyso.