Faysal Cali Waraabe Oo ka hadlay dagaalka Gaalkacayo

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee Somaliland Faysal Cali Waraabe oo la hadlay warbaahinta ayaa ka hadlay dagaalada u dhaxeeya Puntland iyo Galmudug ee ka taagan Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Guduumiyuhu Waxaa uu ugu baaqay in ay dagaalka joojiyaan islamarkaana aysan dhibaateyn shacabka walaalaha ah ee kunool Gaalkacyo islamarkaana aysan dagaal waxaba ugu jirin .

Hoos ka dhageyso Codka Faysal Cali Warabe

CABDIQANI BOOS

PUNTLAND POST