Daawo: Khudbadii madaxwayne Gaas ka jeediyay maanta fadhiga Baarlamaanka Puntland

Garowe(Puntland Post) Madaxwayne Cabdiweli Maxamed Cali ayaa khudbadiisa u badiyay waxyaabihii u qabsoomay lixdii bilood ee lasoo dhaafay, isagoona sheegay in xukumadiisa qabatay shaqooyin badan oo muuqda.

PUNTLAND POST