Wakiilada xiriirka kubadda cagta ee gobalada Puntland oo la magacaabay

4Garowe(Puntland Post) Guddiga xiriirka kubadda cagta Puntland ayaa maanta soo saaray qoraal lagu magacaabay gudoomiyaasha gobalada ee xiriirka kubadda cagta.

Gudoomiyaha xiriirka kubadda cagta Puntland Cabdishakuur Maxamed Yuusuf ayaa qoraalkan soo gaarsiiyay Puntland Post, dhinaca kale magacabista wakiilada xiriirka kubadda cagta ee gobaladda ayaa kusoo aadaysa xilli guddigan uu wado dadaalo kala duwan oo kor loogu qaado xirfada kubadda cagta Puntland.

halkan ka akhriso.
1

2

3