DEG DEG: Kooxda kubada Cagta Puntland oo Ku Guuleeystay Koobka Dowlad Goboleedyada Dalka

Kooxda Kubada Cagta ee Puntland  ayaa Goordhow ku Guuleeystay Koobka Dowlad Goboleedyada dalka Kadib Markii ay Rikoorooyin 5-3 uga badiyeen Dhigooda Jubbaland.

Madaxweynaha Somalia Ayaa hadda koobka gudoonsiinaya Kooxda Puntland oo iyada Sanadkaan Ku guuleeystay Koobkan Islamarkaasina Nasiib u yeelatay.

Ciyaartooyda Puntland ayaa sameeyay Dadaal Dheeraad ah iyada ugu Dambeeyna Galabta sidaasi ku qaaday Koobkii.

Sawiro iyo Faah Faahinta Dib kala soco Insha allah.

Xafiiska Wararka Puntland Post Muqdisho.