Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Puntland

Doonyo Jariif ah oo lagu qabtay Degmada Eyl Gobolka Nugaal

Waxaa la keenay xeebta magaalada Badeey labo doonyood oo si sharci daro ah uga kaluumaysanaya xeebta Degmada Eyl ee Gobolka… Sii akhri

Posted on March 27, 2017March 27, 2017 by Dhiirane

Madaxweynaha Puntland oo xafiiskiisa ku Qaabilay Wefti ka Socdey Bangiga Aduunka

Posted on March 27, 2017March 27, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 27 March 2017 Xafiiskiisa Madaxtooyada Garoowe kulan kula qaatay wefti… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Kulan la qaatay Nabadoonadda Gobolka Nugaal

Posted on March 26, 2017March 27, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa 26 March 2017 kulan kula yeeshay Qasriga Madaxtooyada Magaalada Garoowe Nabadoonada,… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Garoowe ku Daahfuray Siyaasada Daryeelka Dadban ee Caruurta Dayacan.

Posted on March 26, 2017March 26, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 26 March 2017 Magaalada Garoowe ku daahfuray siyaasada daryeelka dadban… Sii akhri

Garowe:-Xaflad lagu sagootiyay maamulkii horre ee dalladda PUNSAA

Posted on March 25, 2017March 25, 2017 by Dhiirane

Waxaa maanta loogu qabtay magaalada Garowe xaflad lagu sagootinayo Gudoomiyihii horre dalladda Ururada aan dawliga ahayn ee PUNSAA Nuur Shire… Sii akhri

Wareysi Abdiraxmaan Gablax daahfurka ururada siyaasada Puntland

Posted on March 25, 2017 by Dhiirane

Cabdiraxmaan Sh,Maxamed Gablax oo 2009-kii ka mid ahaa musharaxiintii isu soo taagay kursiga Madaxtooyadda Puntland, Islamarkaana ka mid ahaa raggii… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo Daahfuray Furashada Ururrada Siyaasada Nidaamka Xisbiyada badan ee Puntland

Posted on March 25, 2017March 25, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 25 March 2017 si racsi ah u daahfuray furashada Ururrada… Sii akhri

Garowe:-Samafale Ardey ah oo kasoo jawaabtay balanqaad

Posted on March 24, 2017March 24, 2017 by Dhiirane

Gabadhaan da,yarta oo ka mid ah dhalinyaro u istaagay inay ka qeyb qaataan gurmadka loo fidinayo dadka ay sameeyeen abaaraha… Sii akhri

Hooyo 3 ilmood ku dhashay deegaanka Bursaalax ee Gobolka Mudug

Posted on March 24, 2017 by Dhiirane

Hooyo Soomaaliyeed ayaa saddex ilmood ku dhashay deegaanka Bursaalax oo ka tirsan Gobolka Mudug, sida uu u xaqiijiyay PUNTLAND POST… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Kulan La Yeeshay Dhalinyarada Puntland Iyo Kuwo Ka Socdey Maamul goboleeyada DFS

Posted on March 24, 2017March 24, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa fiidkii 23 March 2017 kulan kula yeeshay Qasrisriga Madaxtooyada Garoowe… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close