Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Puntland

Digreeto: Madaxweynaha Puntland oo Agaasime Cusub u magacaabay Hay’adda Ladagaalanka AIDS Puntland (PAC)

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xafiis kiisa ka soo saaray digreeto xeer Madaxweyne Lr.49, kuna saabsan… Sii akhri

Posted on May 7, 2017May 7, 2017 by dalsan

Sidee dawladnimada looga ilaaliyaa- Gafanayaasha Xaaraanta Ku naaxay!

Posted on May 7, 2017 by Desk

Garowe (PP):- Waxaa inta badan lays weydiiyaa musuqmaasuqa dalka Soomaaliya hareeyey mudooyinkii ugu danbeeyey khaasatan wixii ka danbeeyey burburkii dawladdi… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo safar ugu Ambabaxay Dalka Ingiriiska

Posted on May 6, 2017May 6, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan uu hogaaminayo ayaa maanta 06 May 2017 safar shaqo… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Gaalkacayo ka dhagax dhigay Mashaariic Horumarineed

Posted on May 6, 2017May 6, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 06 May 2017 magaalada Gaalkacayo ka dhagax dhigay mashaariic horumarineed… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Booqday Tuulada Horogle ee Gobolka Mudug.

Posted on May 5, 2017May 5, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 05 May 2017 booqasho gaaban ku tegey tuulada Horogle oo… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Gaalkacyo kula kulmay wefti ka socda Dowlada Turkiga

Posted on May 4, 2017May 4, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 04 may 2017 ku qaabilay magaalada Gaalkacayo wefti uu hogaaminayo… Sii akhri

Madaxweynaha Jubbaland oo Tacsi u Diray Wasiirkii Howlaha Guud oo ka soo Jeeday Jubbaland

Posted on May 3, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo dhamaan Xubnaha Golayaasha Dowladu waxay Bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan qaraabadiisa… Sii akhri

Puntland oo Hambalyo u dirtay Madaxweynaha Cusub ee Gal-Mudug

Posted on May 3, 2017May 3, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Puntland oo Kulan Layeeshay Isimada, Nabadoonada iyo Waxgaradka Gobolka Mudug

Posted on May 1, 2017May 1, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 01 May 2017 magaalada Gaalkacayo  kulan muhiima kula yeeshay maamulka… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kula dar-daarmay Ciidamada NISA Sugida amniga Muqdisho

Posted on April 30, 2017April 30, 2017 by Cowke

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo weheliyo Wasiirka Amniga Mudane Maxamed Abuukar Islow (Ducaale)… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close