Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Puntland

Madaxweynaha Puntland oo ka qayb galay Xuska Maalinta Caruurta Africa

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 16 June, 2017 waxa uu ka qayb galay munaasabad lagu… Sii akhri

Posted on June 17, 2017June 17, 2017 by dalsan

Wasaaradda Haweenka Puntland oo Xustay Maalinta Carruurta Africa.

Posted on June 17, 2017 by Dhiirane

Wasaaradda haweenka dowladda Puntland oo kaashanaysa wasaaradda waxbarashada ayaa maanta magaalada Garoowe ku qabatay munaasabad lagu xusayey maalinta carruurta ee… Sii akhri

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Puntland oo Maanta la dhaariyey

Posted on June 17, 2017June 17, 2017 by dalsan

Waxaa maanta oo ay taarikhdu tahay 17 June 2017 loo dhaariyey xilka Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Puntland Cadirashiid Cali Geelle… Sii akhri

Akhriso:- Khudbadii Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland uu ka jeediyey Kal-fadhiga 39-aad

Posted on June 16, 2017June 16, 2017 by dalsan

Guddoomiyaha Golaha wakiiladda Dawaladda Puntland Mudane Axmed Cali Xaashi ayaa khubad muhiima ka jeediyey malinimadii shalay Kal-fadhiga 39aad ee Baarlamaanka… Sii akhri

PHOTO NEWS:- Furitaankii Kal-fadhiga 39-aad ee Baarlamaanka Puntland

Posted on June 15, 2017June 15, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta  15 June 2017 si rasmi ah u furay kal-fadhiga 39aad… Sii akhri

Wasaaradda Beeraha Puntland oo tababar u qabatay qaar kamid shaqaaleheeda.

Posted on June 15, 2017June 16, 2017 by Dhiirane

Xarunta wasaaradda beeraha iyo waraabka dowladda Puntland ee magaalada Garoowe ayaa waxaa lagu soo afmeeray tababar ay ka faa’iidaysanayeen shaqaalaha… Sii akhri

Shirkadda Tamarta ee NECSOM oo Garoowe tababar ugu soo xirtay injineero ka kala yimid magaalooyinka Soomaaliya

Posted on June 15, 2017June 15, 2017 by Dhiirane

Shirkadda tamarta Soomaaliyeed ee NECSOM ayaa maanta xarunteeda magaalada Garoowe tababar soconayey muddo afar todobaad ah ugu soo gabagabaysay injineero… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo daahfuray Kal-fadhigii 39-aad ee Barlamaanka Puntland.

Posted on June 15, 2017June 15, 2017 by Dhiirane

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxa u maanta daahfuray kalfadhigii Kalfadhigii 39aad ee barlamaanka dowladda Puntland. Xarunta… Sii akhri

AKHRISO: Amar Culus oo la dul dhigay masuuliyiinta Dowlada

Posted on June 14, 2017June 14, 2017 by Cowke

Warqad qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Wasiirka Amniga Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Abuukar Ducaale Islow ayaa amar… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo Garowe ku soo dhaweeyey Wefti uu Hogaaminayo Wasiirka Dastuurka DFS

Posted on June 13, 2017June 13, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 13 June 2017 qasriga madaxtooyada Garoowe kusoo dhoweeyey wefti uu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close