Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Puntland

Madaxweynaha Puntland oo tababar Garowe ugu soo xiray Saraakiil ka kala yimid maamulada Dalka.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 17 July 2017 tabar ugu soo xidhay magaalada Garoowe ciidan… Sii akhri

Posted on July 17, 2017July 17, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Puntland oo Garowe ku daahFuray  Bandhiga 3-aad ee Buugaagta

Posted on July 17, 2017July 17, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 17 July 2017 magaalada Garoowe ku Daahfuray bandhii 3-aad ee… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Gaalkacayo kaga qayb galay Aas Qaran oo loo sameeyey Fiqi Bashiir Cabdulle

Posted on July 15, 2017July 15, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 15 July 2017 magaalada Gaalkacayo kaga qayb galay aas qaran… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay bixinta Cashuuraha, una digey Shakhsiyaad Al-shabaab Cashuur siiya

Posted on July 14, 2017July 14, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 14 July 2017 shir Jaraa’id oo uu ku qabtay qasriga… Sii akhri

WAR-MURTIYEED:- Shirkii Golaha Wasiirada Puntland oo looga Hadlay Arrimo muhiima

Posted on July 13, 2017July 13, 2017 by dalsan

Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa looga hadlay arrimaha… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Daahfuray Dhismaha Cusub ee Wasaaradda Haweenka

Posted on July 13, 2017July 13, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 13 July 2017 Daahfuray dhismaha cusub ee Wasaaradda Haweenka iyo… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Garoowe Dib Ugu Soo Laabtay, Kana Hadlay Shirkii Amniga Qaranka

Posted on July 12, 2017July 12, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo weftigii uu  hogaaminayey ayaa maanta gelinkii danbe12 July 2017  Garoowe dib… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo ka qeyb galay shirkii Amniga Qaranka oo Maanta Qodobo laga soo saaray

Posted on July 10, 2017July 10, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo madaxdii kale ee kala qayb galay shirka lagaga hadlayey arrimaha ammniga… Sii akhri

Garowe:- Eng. Camey oo Daah-furay Shirweynaha dib u Eegista Mashruuca Horumarinta Degmooyinka Puntland ee JPLG

Posted on July 10, 2017July 10, 2017 by dalsan

Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiim Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maanta 10 July, 2017 waxa uu caasimadda Garoowe… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Muqdisho kaga qayb galay Furitaanka Kal-fadhiga 2-aad ee Golaha Shacabka DFS

Posted on July 8, 2017July 8, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo u jooga magaalada Muqdisho ayaa maanta 08 July 2017… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close