Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Puntland

Duqeyn lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Al-Shabaab oo ka dhacday Gobalka Sh/Dhexe

wararka ka imaanaya Degaanka Cali Fooldheere Ee Gobolka Shabellaha Dhexe oo hoostaga Degmada Mahaddaay ee Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya… Sii akhri

Posted on August 7, 2017August 7, 2017 by Cowke

Xildhibaano Muqdisho ka Wada Abaabulka Wada-hadal Dhexmaraya Dowladda Soomaaliya iyo Al-shabaab

Posted on August 7, 2017August 7, 2017 by Cowke

Xildhibaan C/laahi Sheekh Ismaaciil oo kamid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ugu baaqay Madaxweyne Farmaajo in uu wada-hadal lagalo  Al-shabaab oo… Sii akhri

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo u dhoofay Dalka Koofur Afrika

Posted on August 7, 2017August 7, 2017 by Cowke

Gudoomiyaha  Baarlamaanka Soomaaliya  Mudane Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa maanta u amba-baxay Dalka Koofur Afrika, Halkaasi oo uu uga qeybgali… Sii akhri

Doorasho Xasaasi ah oo Muqdisho ka dhacaysa iyo hadal heynta C/raxmaan Faroole

Posted on August 7, 2017August 7, 2017 by Cowke

Doorashada Gudoomiyaha Guddiga dib u Eegista Dastuurk Soomaaliya ayaa maanta la filayaa inay ka dhacdo Xarunta Guddiyada Joogtada ah ee… Sii akhri

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Garoowe ku qaabilay Saraakiil ka Socdey Hay’adda UNSOM Soomaaliya

Posted on August 5, 2017August 5, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 05 August 2017 xafiiskiisa Qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay saraakiil… Sii akhri

Cali Khaliif:-“Khaatumo waxaa laga Burburinayaa Muqdisho iyo Garoowe”

Posted on August 5, 2017August 5, 2017 by Cowke

Madaxweynaha maamulka Khatumo Cali Khaliif Galeyr oo la hadlay Laanta Afka Soomaliga ee BBC-da ayaa ku eedeeyay Puntland in ay … Sii akhri

Shirkii Golaha Xukuumadda Puntland oo looga hadlay Arrimo muhiima

Posted on August 3, 2017August 3, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Puntland oo Bosaso Ka Daahfuray Xarunta Tayo Dhawrka Puntland.

Posted on August 2, 2017August 2, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo u tegey magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa maaanta… Sii akhri

Xaflad lagu xusayay sanad guuradii 19-aad ee Puntland oo lagu qabtay Garowe

Posted on August 2, 2017August 2, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa oo ay tariikhdu ku began tahay 01 August 2017 ugu… Sii akhri

R/Wasaare Khayre “Puntland waxay tusaale fiican u tahay Soomaaliya inteeda kale”

Posted on August 1, 2017 by Cowke

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray shacabka iyo madaxda maamulka Puntland,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close