Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Puntland

Madaxweynaha Puntland oo Garowe kusoo Laabtay, kuna soo dhoweeyey Guddoonka Baarlamaanka Labada Aqal ee DFS

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 24 October 2017 dib ugu soo… Sii akhri

Posted on October 24, 2017October 24, 2017 by dalsan

Gudoomiyaha Aqalka sare oo ku wajahan Garoowe

Posted on October 24, 2017October 24, 2017 by Cowke

Wafdiga uu hugaaminayo Guddoomiyaha Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi C/laahi ayaa lagu wadaa in ay Saacadaha Soo… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland iyo Wefti uu hogaaminayo oo ka qeyb galay Caleemo-saarka Madaxweynaha Hirshabeelle

Posted on October 23, 2017October 23, 2017 by dalsan

Madadaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay… Sii akhri

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhoweeyey Caasimadda Garoowe.

Posted on October 21, 2017October 21, 2017 by dalsan

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 21 October… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Ka Tacsiyeeyey Geerida Samsam Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey.

Posted on October 20, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Puntland oo si diiran loogu soo dhoweeyey Qardho

Posted on October 20, 2017October 20, 2017 by dalsan

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta 20 October 2017 booqasho ugu soo… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Dibu-dhiska iyo Horumarinta

Posted on October 18, 2017October 18, 2017 by dalsan

Digreeto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo lagu magacaabay Xeer Madaxweyne Lr-122 October, 18,… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Kulan Aan Cadi ahayn laqaatay Golaha Wasiirada Puntland

Posted on October 17, 2017October 17, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 17 October 2017 kulan aan caadi ahayn la qaatay golaha… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo kormeeray Xaaladda Amniga Magaalada Bosaso

Posted on October 16, 2017October 16, 2017 by dalsan

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 16 October 2017 gelinkii danbe  kormeeray… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Taliye Xigeenka Ciidanka Madaxtooyada

Posted on October 16, 2017October 16, 2017 by dalsan

Digreeto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo lagu magacaabay Xeer Madaxweyne Lr-119 October, 15,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close