Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Puntland

Xubno u tartamayey cidda noqonaysa Agaasimaha Mac-hadka shaqaalaha Puntland oo maanta laga qaaday Imtixaankii Afka ahaa

Xarunta hay’adda  shaqaalaha rayidka ee dawladda Puntland ayaa maanta lagu qaaday imixaankii  afka ahaa (Interview)-ga ee loogu tartamayey qofka noqon… Sii akhri

Posted on November 30, 2017 by Jama Farah

Shir looga hadlayey tiro-koobka shaqaalaha rayidka ah ee Puntland oo Garoowe kusoo xirmay

Posted on November 30, 2017 by Jama Farah

Shirkaan oo  muddo saddex maalmood ah ka soconayey xarunta Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ayaa waxaa lagu lafo gurayey… Sii akhri

Shirkii Golaha Xukuumadda Puntland oo looga hadlay, Amaanka, firxadka Al-shabaab iyo Warbixinno.

Posted on November 30, 2017November 30, 2017 by dalsan

Shir looga hadlayey hannaanka Xifdinta iyo Kaydinta Xogta Dawladda oo Garoowe lagu soo xiray

Posted on November 29, 2017 by Jama Farah

Waxaa maanta lagu soo gebo-gebeeyey  Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Puntland shir muddo afar maal mood ah uga… Sii akhri

Tartan furan oo loo galay cidda noqonaysa Agaasimaha Mac-hadka Tababarka shaqaalaha rayidka ah ee Puntland

Posted on November 29, 2017November 29, 2017 by Jama Farah

Hay’adda shaqaalaha rayidka ah ee Puntland ayaa manta qaaday imtixaan loo geleyey booska Agaasimaha guud ee Mac-hadka tababarka shaqaalaha dawladda… Sii akhri

Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Puntland oo Kormeeray Xarumaha Dawladda Ee Degmada Badhan.

Posted on November 28, 2017November 28, 2017 by dalsan

Agaasimaha Warfaafinta, Wacyigelinta, Hiddaha iyo Dhaqanka ee Madaxtooyada dawladdda Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl ayaa maanta 27 Nov 2017 Kormeeray… Sii akhri

Shir Lagu soo bandhigayey natiijadii ka dhalatay Tirokoobka shaqaalaha Puntland oo Garowe lagu qabtay

Posted on November 27, 2017November 27, 2017 by Jama Farah

Barnaamijka hubinta iyo tirokoobka shaqaalaha dawladda Puntland( HR Audit)  oo saconayey muddo afar bilood ah islamarkaana lagasoo sameeyey dhammaan shaqaalaha… Sii akhri

Shir looga hadlayey siyaasadaha hannaanka maamulidda iyo kaydinta xogta dawladda oo Garoowe lagu qabtay

Posted on November 26, 2017November 26, 2017 by Jama Farah

Shirkaan oo looga hadlayey hannaanka siyaasadaha kaydinta maamulidda xogta dawladda ayaa lagu qabtay xarunta wasaaradda qorshaynta, waxaana ka soo qayb… Sii akhri

Puntland oo Saldhigii 4-aad ka oo laga Hirgalinayo Gobolka Sanaag ka dhagax dhigtay Magaalada Yubbe

Posted on November 26, 2017November 26, 2017 by dalsan

Agaasimaha Warfaafinta, Wacyi-gelinta, Hiddaha iyo Dhaqanka ee Madaxtooyada dawladda Puntland Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl iyo wefti balaadhan oo uu… Sii akhri

Puntland oo ka Dhagax dhigtay Xingalool Saldhigii 3-aad ee Gobolka Sanaag laga Hirgelindoono

Posted on November 25, 2017November 25, 2017 by dalsan

Agaasimaha Warfaafinta, Wacyi-gelinta, Hiddaha iyo Dhaqanka ee Madaxtooyada dawladda Puntland Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl iyo wefti balaadhan uu hogaaminayo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close