Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Puntland

Guddi Nabadayn ah oo u ambabaxay Degaanka Cagaare oo Maalmahan ay ka Jireen Dagaalo Sokeeye

Guddi nabadayn ah oo nabad kusoo dabaala dhibaatada ka dhextaagan dadka walaalaha ah ee wada degan degaanka  cagaare ayaa maanta… Sii akhri

Posted on December 22, 2017December 22, 2017 by dalsan

Madaxweyne Gaas:- “waxaan ugu baaqayaa shacabka Puntland inay nabad kuwada noolaadaan, nabadna kuwada daaqaan”

Posted on December 21, 2017December 21, 2017 by dalsan

Madaxwenaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta 21 December 2017 safar… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Digreeto Magacii Kaga Bedeley Wakaaladda Wararka Dawladda Puntland.

Posted on December 20, 2017 by dalsan

Digreeto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo magacii lagaga bedelay Xeer Madaxweyne Lr-151 December,… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Dhax dhigay Waddo Laami ah oo isku Xidhidoonta Garowe iyo Taleex

Posted on December 19, 2017December 19, 2017 by dalsan

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay tariikhdu tahay 19 December 2017 dhagax dhigay waddo… Sii akhri

Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo Looga Hadlay Amiga, Diyaar Garowga 8-da Janaayo Iyo Arrimo Kale.

Posted on December 14, 2017 by dalsan

Go’aanadii Isimada Puntland oo ka dhaqan galay Dekadda Bososo

Posted on December 9, 2017December 9, 2017 by Liban Yusuf

Waxaa saaka si rasmi ah Dekadda magaalada Boosaaso uga dhaqan galay go’aanadii ay Isimada Puntland ka soo saareen murankii u… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland ” Shirka Amniga Qaranka Soomaaliya Wuxuu kusoo Dhammaaday Guul iyo Maxsuul Wanaagsan”.

Posted on December 9, 2017December 9, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo weftigii uu hogaaminayey ayaa maanta 09 December 2017 dib ugu soo… Sii akhri

Madaxweyne Gaas oo Muqdisho Casho Sharaf ugu sameeyey Xulka Kubadda Cagta Puntland

Posted on December 9, 2017December 9, 2017 by dalsan

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa 08 December 2017 casho sharaf ugu sameeyey magaalada Muqdisho xulka… Sii akhri

Shir lagu gorfaynayey siyaasado dhaxal-gal u ah shaqaalaha Puntland oo Garoowe lagu qabtay

Posted on December 7, 2017 by Jama Farah

Shir looga hadlayey siyaasadda Tababarka iyo Hagidda shaqaalaha cusub ee khibradda u baahan Coaching and Mentoring ayaa waxaa lagu qabtay… Sii akhri

Madaxweyne Gaas:- “Heshiiska Galmudug iyo Ahlusunna wuxuu Dib usoo Celinayaa sharaftii, Karaamadii iyo Dawladdnimadii Soomaaliyeed”

Posted on December 7, 2017December 7, 2017 by dalsan

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa  Xalay 07 December 2017 Magaalada Muqdisho kaga qayb galay xafladda saxiixa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close