Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ciidamada Puntland oo maanta shan talis kala wareegay mileeshiyaadkii Daacish

Taliska ciidamada dowladda Puntland oo war rasmi ah ka soo saaray hawlgal qorshaysan oo ay saaka ka fuliyeen buuraha Calmiskaad… Sii akhri

Posted on August 20, 2025August 20, 2025 by News Office

Madaxweynaha Puntland oo Shir la yeeshay odayaasha dhaqanka, cuqaasha iyo Waxgaradka Beesha Warsangeli

Posted on August 20, 2025 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Guddoomiyaha Baarlamaanka, Cabdirisaaq Axmed Saciid, ayaa Shir la qaatay odayaasha dhaqanka… Sii akhri

Puntland oo sheegtay in kooxda ISIS la soo baxday xeelad iyo taatiko dagaal oo cusub

Posted on August 20, 2025August 20, 2025 by News Office

Wasaaradda Warfaafinta Puntland oo soo saartay farriin ku saabsan dagaalka Calmiskaad ayaa sheegtay in kooxda ISIS beddeshay taatikadii ay ku… Sii akhri

When It Comes to Somalia, It’s Always Complicated

Posted on August 20, 2025August 20, 2025

When President Trump was elected to a second term in office, advocates for Somaliland, the autonomous region that has sought… Sii akhri

Ciidamada difaaca Puntland oo Daacish kala wareegay ceelkii Garooba ee togga Baallade

Posted on August 20, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca Puntland ayaa saaka gacanta ku dhigay ceelkii Garooba ee togga Baallade, halkaasi oo ay dhawaanahan ku dhuumanayeen firxad… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo caddeeyay in jariif ba’an ka socdo xeebaha degaannada Puntland

Posted on August 20, 2025 by News Office

Madaxweyne Siciid Deni oo khudbad ka jeediyay Shir ku saabsan Kalluumeysiga oo Boosaaso ka qabsoomay ayaa caddeeyay in xeebaha Puntland… Sii akhri

Mareykanka oo 10 milyan oo Dollar siinaya qofkii keena xog ku saabsan dhaq dhaqaaqa Maaliyadeed ee Daacishta Soomaaliya

Posted on August 19, 2025 by News Office

Dowladda Mareykanka oo bayaan kooban soo saartay ayaa ku dhawaaqday abaal-marin dhan $10 milyan oo Dollar iyo dib u dejin,… Sii akhri

Puntland: Ciidamo ka gadoodsan mushaar la’aan oo markii labaad laamiga ka xirtay degmada Xarfo ee gobolka Mudug

Posted on August 19, 2025 by News Office

Ciidamo ka gadoodsan mushaar la’aan ayaa markii labaad todobaad gudihiis waxay degmada Xarfo ee gobolka Mudug ka xirteen laamiga dheer… Sii akhri

Sida Sheekh Shariif iyo Senator Faroole iskugu maandhaafeen dastuurka ku meelgaarka ah 2012kii

Posted on August 18, 2025August 18, 2025 by cph

Muqdisho (Faallo PP) — Sanadkii 2012kii, markii ay socdeen wadahaddaladii Soomaaliya lagaga saarayay ku meelgaarka, wuxuu is-maandhaaf ba’an dhexmaray Madaxweyne Shariif Sheekh… Sii akhri

Puntland Faces Scrutiny Over Unaccounted Fishing Licence Revenues

Posted on August 18, 2025August 24, 2025 by cph

Garowe (PP Commentary) — Fishinglicences issued by Puntland State of Somalia to foreign companies remain the stumbling block to good… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close