Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Boosaaso: Wadayaasha baabuurta Tagaasida oo shaqa-joojin sameeyay

Wadayaasha baabuurta tagaasida ee ka shaqeeya Boosaso ayaa saaka shaqo joojin sameeyay. Qaarkood oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in… Sii akhri

Posted on October 21, 2021October 21, 2021 by News Office

Farmaajo iyo Rooble oo xalay kulan gaar ah ku yeeshay Villa Somalia

Posted on October 21, 2021October 21, 2021 by News Office

Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul wasaare Rooble oo khilaaf siyaasadeed u dhexeeyay muddooyinkii dambe ayaa xalay kulan gaar ah ku yeeshay… Sii akhri

Macluumaad ku saabsan doorashada saddexda degmo ee Puntland

Posted on October 20, 2021October 20, 2021 by Desk

Gudiga kumeel gaarka ah ee doorashooyinka Puntland ayaa shaaciyay tirada rasmiga ah ee codbixiyaasha doorashada qof iyo cod ee goleyaasha… Sii akhri

Madaxweynaha Jubaland oo amar dul-dhigay wasiirada iyo Agaasimeyaasha

Posted on October 20, 2021October 20, 2021 by Desk

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxmed Islaan Axmed (Madoobe) ayaa amar ku bixiyay in golaha wasiirada aysan shaqo iyo fasax toona u… Sii akhri

Gaari dameero badeecad u waday Waajid oo la gubay iyo Rooble oo ka hadlay

Posted on October 20, 2021October 20, 2021 by Desk

Al-shabaab ayaa la sheegay in ay gubeen ilaa 7 gaari dameer oo badeecooyin u waday degmada Waajid ee gobolka Bakool.… Sii akhri

Yemen war: Lawyers submit case to UK police accusing UAE, Saudi

Posted on October 20, 2021October 20, 2021

Human rights lawyers have filed a complaint to British police accusing senior government figures in Saudi Arabia and the United… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo ku dhawaaqay gurmad loo fidinayo Jubaland

Posted on October 20, 2021October 20, 2021 by News Office

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku dhawaaqay gurmad deg deg ah oo loo fidinayo shacabka Jubaland… Sii akhri

Mas’uuliyiinta Gobolka Nugaal oo kulan la yeeshay dadka u dhashay Koonfur Galbeed

Posted on October 20, 2021October 21, 2021 by News Office

Maamulka Gobolka Nugaal iyo kan degmada Garoowe oo ay weheliyaan Saraakiisha Laamaha Ammaanka ayaa maanta kulan la qaatay dadka ka… Sii akhri

Puntland iyo Madaxa Mashruuca JPLG oo kulan gaar ah yeeshay

Posted on October 20, 2021October 20, 2021 by News Office

Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Madaxtooyada ku qaabilay wefdi uu hoggaaminayo madaxa mashruuca horumarinta degmooyinka… Sii akhri

Haweenka Puntland oo ka horyimid Xeerkii lagu mamnuucay Gudniinka Gabdhaha

Posted on October 20, 2021October 20, 2021 by News Office

Haweenka Puntland oo shir ku yeeshay Caasimadda Garoowe aya si adag uga horyimid Xeerkii lagu mamnuucay Gudniinka Gabdhaha oo ay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close