Puntland oo sheegtay in dowladda Soomaaliya ku sii socoto burbur siyaasadeed iyo mid amni oo horseedi kara kala tag
Dowladda Puntland oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa ku celisay walaaca ay ka qabto jahwareerka siyaasadeed ee ku sii xoogeysanaya Soomaaliya… Sii akhri