Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Calmiskaad: Ciidamada difaaca Puntland oo difaacyo adag kala wareegay Argagixisada Daacish

Ciidamada difaaca Puntland oo guluf dagaal ku qaaday difaacyadii Argagixisada Daacish ee togga Baallade ayaa si buuxda ula wareegay ceelasha… Sii akhri

Posted on September 3, 2025 by News Office

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in hawlgal gaar ah lagu dilay horjooge sare oo ka tirsanaa Al-shabaab

Posted on September 3, 2025September 3, 2025 by News Office

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Soomaaliya ee (NISA) oo Warbixin kooban soo saartay ayaa faahfaahin ka bixisay hawlgal gaar ah… Sii akhri

Puntland State of Somalia Faces Disinformation Campaign After Sudan Drone Strikes

Posted on September 2, 2025October 6, 2025 by cph

Garowe (PP Commentary) — Since the drone attacks on Port Sudan, some Sudanese bloggers and social media personalities have spread… Sii akhri

Ciidamada difaaca Puntland oo maanta Daacish ka qabsaday Taliskii Al-Barako ee togga Baallade

Posted on September 2, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca dowladda Puntland oo maanta hawlgal xooggan ka sameeyay togga Baallade (Calmiskaad) ayaa mileeshiyaadka Daacish ka saaray ceelka Al-Barako… Sii akhri

Senetar laga soo doorto Puntland oo maanta si rasmi ah loogu dhaariyay xubin ka tirsan Aqalka Sare

Posted on September 2, 2025 by News Office

Guddoomiye ku xigeenka koowaad Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Shacbaan Ibraahim ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka… Sii akhri

Puntland: Duqa degmada Gaalkacyo oo lagu wado in uu maanta xilkii iska casilo

Posted on September 2, 2025 by News Office

Duqa degmada Gaalkacyo, Maxamed Abdirisaaq Daacad oo maanta Shir deg deg kula ballansan xildhibaannada golaha degaanka degmadaasi ayaa lagu soo… Sii akhri

Shir ku saabsan Sugidda Amniga Mudug oo Gaalkacyo lagu qabtay

Posted on September 2, 2025September 2, 2025 by News Office

Guddoomiyaha Gobolka Mudug, Faysal Sheikh Cali Jifo-Jabsade, oo uu wehelinayo Guddoomiye Ku-xigeenka gobolka, Mudane Maxamed Xasan Xuseen Wallore, ayaa maantashir-guddoomiyay… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo maanta hawlgal saacado badan qaatay ku burburiyay difaacyo adag oo ay samaysteen Daacish

Posted on September 1, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca Puntland ayaa maanta hawlgal culus oo socday tan aroornimadii hore ee saaka waxay ku burburiyeen difaacyo adag oo… Sii akhri

Puntland oo laamaha Amniga Kenya ka dalbatay in ay qabtaan eedaysane lala xiriiriyay Argagixisada Daacish

Posted on September 1, 2025 by News Office

Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook ayaa ka dalbaday laamaha Ammaanka dalka Kenya in… Sii akhri

Ciidamo mushaar la’aan ka gadoodsan oo xannibay gaadiidkii xamuulka siday ee ka yimid dekedda Boosaaso

Posted on September 1, 2025 by News Office

Ciidan ka tirsan ciidanka Daraawiishta Puntland oo mushaar la’aan ka gadoodsan ayaa saaka xirtay laamiga dheer ee Boosaaso, gaar ahaan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close