Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Miyay Gaalkacyo ku habboon tahay inay noqoto caasimadda Soomaaliya?

Gaalkacyo waa magaalada keliya oo wixii ka dhacay 199kii lagu tilmaami karo isku day isir-suulin. Gaalkacyo (Faallo) — Dhowaan Xildhaabaan Dhaashane, oo… Sii akhri

Posted on September 6, 2025September 6, 2025 by cph

Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland oo booqday degaan xeebeed saaran dhulka laga ciribtirayo Daacish

Posted on September 5, 2025 by News Office

Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland, Cabdullaahi Bile Nuur oo uu weheliyo Wasiir ku xigeenka Maaliyadda, Cabdullaahi Ismaaciil Maxamed ayaa… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo godadkii ay Daacish ka saareen ka helay keyd dhan oo rasaas ah

Posted on September 5, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca dowladda Puntland oo hawlgal ka sameeyay togga Baallade ayaa mar labaad gacanta ku dhigay keyd rasaas ah, oo… Sii akhri

Mohamud Hashi’s baseless Accusations Mirror Past Somaliland Administration Claims

Posted on September 4, 2025October 6, 2025

Garowe (Commentary) — In Hargeisa, Mohamud Hashi, the chairman of Kaah, a political party, claimed that President Hassan Sheikh had… Sii akhri

Djibouti Pushes to Revive Somali Government–Somaliland Administration Talks

Posted on September 4, 2025October 6, 2025 by cph

Djibouti (PP Report) —The Government of Djibouti is working to facilitate the resumption of talks between the Federal Government of… Sii akhri

Degaan ka tirsan Puntland oo laga bara-kacay kaddib markii guud ahaan bacaad liqay

Posted on September 4, 2025September 4, 2025 by News Office

Degaanka Kulub oo ka tirsan degmada Jariiban ee gobolka Mudug ayaa gebi ahaan bacaad liqay, taasi oo keentay in ay… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Taliyaha cusub ee AFRICOM oo ka wada-hadlay Amniga iyo La-dagaallanka Argagixisada

Posted on September 4, 2025 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Xafiiskiisa ku qaabiley Taliyaha cusub ee Taliska Maraykanka ee Afrika (AFRICOM), Jeneraal… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo laba degmo oo cusub ku kordhiyay Sanaag iyo Haylaan

Posted on September 3, 2025 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Xeer Madaxweyne ku dhisay laba degmo oo cusub, kuwaasi oo kamid noqonaya… Sii akhri

Wasaaradda Arrimaha gudaha Puntland oo si rasmi ah u xaqiijisay is casilaaddii Maayir Daacad

Posted on September 3, 2025 by News Office

Wasaaradda Arrimaha gudaha Puntland oo qoraal soo saartay ayaa xaqiijisay warka ku saabsan in uu maanta si rasmi ah xilkii… Sii akhri

Maayirkii degmada Gaalkacyo ee dhinaca Puntland oo xilkii iska casilay

Posted on September 3, 2025 by News Office

Maayirkii degmada Gaalkacyo ee dhinaca Puntland, Maxamed Cabdirisaaq Daacad ayaa si rasmi ah xilkii isaga casilay, kaddib markii uu warqaddiisa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close