Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Mas’uul ka tirsan gobolka Banaadir oo badbaaday qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Guddoomiyaha degmada Warta-nabada ee gobolka Banaadir Seynab Maxamuud Warsame (Xaabsey) ayaa ka badbaaday qarax ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay… Sii akhri

Posted on May 11, 2022May 11, 2022 by Desk

Hay’adda PMPF oo sheegtay in ay deeq raashin ah gaarsiisay shacabka degaanka Galgala

Posted on May 11, 2022May 11, 2022 by News Office

Hay’adda ciidanka badda Puntland ee PMPF ayaa sheegtay in ay deeq raashin ah oo dhammaystiran gaarsiisay shacabka degaanka Galgala ee… Sii akhri

Hadal-jeedinta Musharixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta bilaabanaysa

Posted on May 11, 2022May 11, 2022 by News Office

Teendhada Afisyooni ayaa lagu wadaa in ay maanta ka qabsoonto munaasabadda hadal-jeedinta qaybta kowaad ee Musharaxiinta u tartamaya Madaxweynaha Soomaaliya… Sii akhri

Marwadii hore ee Qaranka Xaawo Cabdi Samatar oo geeriyootay

Posted on May 11, 2022May 11, 2022 by News Office

Allah ha u naxariistee waxaa dalka Imaaraadka ku geeriyooday marwadii koowaad ee Qaranka Xaawo Cali Samtar oo aheyd marwaadii madaxweynihii… Sii akhri

Deni iyo Dhooba-daareed oo kulmay

Posted on May 11, 2022May 11, 2022 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland Cabdixakiim Maxamed Axmed Dhooba-daareed. Faahfaahin… Sii akhri

39 musharax oo ka qaybgelaya tartanka Madaxweynaha Soomaaliya

Posted on May 10, 2022May 10, 2022 by Desk

Soddon iyo sagaal (39) musharax oo uu ku jiro madaxweynaha xilka haya ayaa ka qaybgelaya doorashada Madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyada… Sii akhri

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo booqday xarunta lagu qabanayo doorashada Madaxweynaha

Posted on May 10, 2022May 10, 2022 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kormeer indha-indheyn ah ku tagay teendhada Afasiyooni oo… Sii akhri

Beesha Caalamka oo si adag uga digtay dib u dhac ku yimaada doorashada Madaxweynaha Soomaaliya

Posted on May 10, 2022May 10, 2022 by News Office

Saaxiibada Beesha Caalamka ayaaa soo dhoweeyay jadwalka uu soo saaray guddiga qaabilsan doorashada madaxweynaha Soomaaliya ee ku muddaysan 15 May… Sii akhri

Ololaha Cabdiraxmaan Cabdishakuur lama yaraysan karo — Faallo

Posted on May 10, 2022May 11, 2022

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame waa siyaasi aan magaciisa lagu soo darin murrashixiinta loo malaynayo inay soo gaarayaan wareegga seddexaad. Haddii… Sii akhri

Madaxweyne Siciid Deni oo qaatay shahaadada musharraxnimada xilka madaxweynaha Soomaaliya

Posted on May 10, 2022May 10, 2022 by News Office

Guddiga qaabilsan doorashada madaxweymaha Soomaaliya ayaa maanta diiwaan-geliyay musharrax Cabdullaahi Deni oo u sharraxan xilka madaxweynaha Soomaaliya. Guddiga ayaa musharrax… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close