Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Maxay ahayd sababta musharaxiintu codka ugu shubeen Xasan Sheekh?

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka mid ahaa raggii ka qaybgalay tartankii dooorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka hadlay sababta musharaxiintu… Sii akhri

Posted on May 19, 2022May 19, 2022 by Desk

Wasiir Beyle oo rajo weyn ka muujiyay in Soomaaliya laga cafiyo deymaha

Posted on May 19, 2022May 19, 2022 by News Office

Wasiirka Maaliyada Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa rajo xooggan ka muujiyay in Soomaaliya laga cafiyo dhammaan deymaha lagu leeyahay. Wasiirka… Sii akhri

Basaasiinta Shiinaha oo loo haysto inay xog ka ururiyeen mucaaradkooda ku sugan Maraykanka

Posted on May 19, 2022May 19, 2022 by News Office

Muwaadin Mareykan ah iyo afar sarkaal oo ka tirsan Wasaaradda Amniga ee Shiinaha ayaa lagu eedeeyay inay ku lug yeesheen… Sii akhri

Cabdiraxmaan Caynte oo isbarbardhig silloon sameeyay

Posted on May 19, 2022May 19, 2022 by cph

Muqdisho (Wararka PP) — Wasiirkii hore ee Qorsheynta Qaranka Cabdiraxmaan Ceynte oo u jawaabaya Billow Kerrow, siyaasi Soomaaliyeed, oo mar… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo ka wada Muqdisho

Posted on May 18, 2022May 18, 2022 by Desk

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho ka wada kulamo kala duwan oo uu la yeelanayo madaxda… Sii akhri

Somaliland Administration militias capture Boocame district of Puntland

Posted on May 18, 2022May 18, 2022 by cph

Garowe (PP News Desk) — Militias loyal to Somaliland Administration have captured Boocame, a district under the federal jurisdiction of… Sii akhri

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo isha ku hayn doona dowladda cusub

Posted on May 18, 2022May 18, 2022 by cph

Muqdisho (Wararka PP) — Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur, oo murrashax madaxweyne ahaa, ayaa qorshaynaya inuu isha ku hayo sida dowladda federaalka… Sii akhri

Koox dhisayay musharrax khayre oo jagada Ra’iisul wasaare ka raadinaya Xasan Shiikh Maxamuud

Posted on May 18, 2022May 19, 2022 by News Office

Xildhibaanno laga soo doorto Puntland oo dhisayay musharrixii guulaysan waayay ee Xasan Cali Khayre ayaa bilaabay in ay Ra’iisul wasaare… Sii akhri

Kiis maxkamadeed oo laguha la galay wasiiro iyo xildhibaanno ka tirsan Puntland

Posted on May 18, 2022May 18, 2022 by News Office

Maxkamadda derejada kowaad ee magaalada Garoowe ayaa lagu wadaa in ay saaka bilowdo dhegaysiga dacwad ku saabsan dhoofinta dhirta geed-quwaaxa… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay safiirka Qatar

Posted on May 18, 2022May 18, 2022 by News Office

Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay safiirka dowladda Qatar u jooga Soomaaliya Ambassador Hassan bin Hamza Hashem.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close