Taliye ku xigeen cusub oo loo magacaabay Qeybta Booliiska Gobolka Nugaal
Taliyaha Booliiska dowladda Puntland S/Guuto Maxamed Cali Xaashi ayaa xilka qaadis ku sameeyay Taliye ku xigeenkii Qeybta Booliiska Gobolka Nugaal G/sare Ilyaas…
Open this website in Safari first.
Taliyaha Booliiska dowladda Puntland S/Guuto Maxamed Cali Xaashi ayaa xilka qaadis ku sameeyay Taliye ku xigeenkii Qeybta Booliiska Gobolka Nugaal G/sare Ilyaas…
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa Shir-Guddoomiyey fadhiga 26-aad, Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga maanta…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegtay in madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu maanta socdaal ku tagi doono magaalada Arusha ee dalka Tanzania si uu…
Baarlamanka Puntland ayaa maanta la xisaabtamaya Mas’uuliyiinta ugu sarraysa Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah. Wasiirka Qorsheynta Puntland Jamaal Carab…
Kismaayo ( Faallo ) — Waraysiga uu Barre Hiiraale bixiyay toban sano kaddib markii uu dagaal ooge ka noqday Kismaayo waa mid iftiiminaya colaadaha ku…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta daah-furay Diyaarad cusub oo…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa magaalada Muqdisho ku shir-guddoomiyey kulan ku saabsan iskaashiga Soomaaliya iyo Midowga Afrika…
Taliyaha Ciidanka Booliiska dowladda Puntland Sarreeye Guuto Maxamed Cali Xaashi ayaa maanta shaqa-joojin ku sameeyay Taliyaha Ciidanka Taraafikada G/ sare Cabdifitaax Siciid…
Laamaha Amniga Puntland ee Gobolka Bari ayaa gacanta ku dhigay horjoogayaal sare oo ka tirsan Al-shabaab sida ay xaqiijinayaan warar dhinaca Amniga…
Dowladda Ukraine ayaa ku dhawaaqday in duqeymaha Ruushku uu ka geystay bariga Donbass ay dad badan oo rayid ah ku dhinteen, iyadoo…