Maxkamadda Garoowe oo mar kale saaka u fadhida dhegeysiga kiiska geed-quwaaxa
Maxkamadda derejada kowaad ee degmada Garoowe ayaa saaka mar kale u fadhida dhegeysiga dacwadda ku saabsan dhoofinta geed-quwaaxa. Sida ay xaqiijinayaan wararku…
Open this website in Safari first.
Maxkamadda derejada kowaad ee degmada Garoowe ayaa saaka mar kale u fadhida dhegeysiga dacwadda ku saabsan dhoofinta geed-quwaaxa. Sida ay xaqiijinayaan wararku…
Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland ayaa lagu wadaa in ay maalmaha soo socda booqdaan degmada Eyl ee Gobolka Nugaal. Degmada Eyl waxa ka…
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo mas’uuliyiinta sare ee ururrada siyaasadda Puntland ayaa Caawa kulan wada-tashi ah ku yeeshay xarunta madaxtooyada Garoowe.…
Jawaabtu waa “HAA” Maxay tahay sababtu? Soomaaliya waa xor, waxayna xaq u leedahay inay xiriir dhow la yeelato dalka ay rabto. Dalal…
Alle ha u naxariistee waxaa maanta dalka Jarmalka ku geeriyooday wasiirkii Arrimaha gudaha Jubaland Gen. Maxamed Warsame Darwiish. Xubno kamid ah Qoyskiisa…
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa Shir-Guddoomiyey fadhiga…
Guddiga Gurmadka Abaaraha Puntland ayaa shaaciyay in Xaaladda Abaarta ka jirta Puntland laga cabsi qabo in ay u gudubto Heerka Macluusha. Guddiga…
Taliyaha qaybta booliska gobolka Nugaal iyo Gudomiyaha gobolka oo ay weheliyaan xeer ilaalinta Maxkamadda darajada kowaad ee gobolka Nugaal iyo Culima’udiinka Magaladda…
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa mgaalada Kampala uga qeybgalay…
Hay’adda ilaalisa is-dhexgalka qowmiyadaha Kenya ayaa u qabatay shirkadda maamusha Facebook ee Meta muddo toddobo maalmood ah in ay wax ka qabato…