Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Muxuu wadaad-siyaasigu musuqmaasuq ugu yahay caan?

Soomaaliya siyaasaddeeda marka aad eegto waxa gacanta ku haya siyaasiyiin markii hore ka tirsanaa ururro dhaqdhaqaar diimeed waday (saxwada). Hadda… Sii akhri

Posted on June 16, 2022June 16, 2022

Booliiska oo war ka soo saaray xaaladda Amni ee Puntland

Posted on June 16, 2022June 16, 2022 by News Office

Taliska Booliiska Puntland ayaa maanta war ka soo saaray xaaladda guud ee Amniga iyo hawlgallo ciidan oo ka socda caasimadda… Sii akhri

Madaxweynaha Maraykanka oo ku dhawaaqay in Maraykanku Ukraine ku taageerayo hal Bilyan oo dollar

Posted on June 16, 2022June 16, 2022 by News Office

Madaxweynaha maraykanka ayaa ku dhawaaqay in ay Dalka ukraine ku taageerayaan dhaqaale gaaraya $1 bilyan dollar,oo lagu taakulaynayo dhinacyadda amaanka… Sii akhri

Qardho: Koox ku eedaysan dilkii Cumar Hiirad oo gacanta lagu dhigay

Posted on June 16, 2022June 16, 2022 by News Office

Koox ku eedaysan dilkii Taliye Cumar Hiirad Kaarun ayaa dhammaantood gacanta lagu dhigay sida uu xaqiijiyay Maamulka Gobolka Karkaar. Guddoomiyaha… Sii akhri

Al-shabaab oo sheegtay in aysan marna wax wada-xaajood ah la geli doonin dowladda Soomaaliya

Posted on June 16, 2022June 16, 2022 by News Office

Ururka Al-shabaab ayaa sheegay in aysan marnaba wax wada-xaajood ah la geli doonin dowladda Federaalka Soomaaliya. Hoggaamiye ku xigeenka ururka… Sii akhri

Xamse Cabdi Barre oo loo magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya

Posted on June 15, 2022June 15, 2022 by Desk

Madaxweynaha dowladda federaalla Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmamuud ayaa Ra’iisul Wasaare u magacaabay Xamse Cabdi Barre. Xamse Cabdi Barre ayaa ahaa… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Wakiillada Beesha Caalamka

Posted on June 15, 2022June 15, 2022 by Desk

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya oo ay ka… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo ballan-qaaday in uu hirgelinayo doorasho qof iyo cod ah

Posted on June 15, 2022June 15, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa khudbad dhinacya kala duwan taabanaysa ka jeediyay Kal-fadhiga 50-aad ee Baarlamanka Puntland oo maanta… Sii akhri

Gudoomiyaha Baarlamanka Puntland oo khudbad ka jeediyay Kal-fadhiga 50-aad

Posted on June 15, 2022June 15, 2022 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibril ayaa Khudbad ka jeediyay Furitaanka Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada DPL… Sii akhri

Taliyihii Saldhiga degmada Qardho oo la dilay

Posted on June 15, 2022June 15, 2022 by News Office

Alle ha u naxariistee Taliyihii saldhiga degmadda Qardho Cumar Hiirad Kaatun ayaa saaka kooxo hubeysan oo cabtooy ah ay ku… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close