Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Maxaa saaka ka dhacay xarunta Maxkamadda Garoowe?

Muran iyo jaah-wareer ayaa saaka laga soo weriyay xarunta maxkamadda magaalada Garoowe. Xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka Puntland oo saaka tegay… Sii akhri

Posted on July 24, 2022July 24, 2022 by News Office

Abaarta daran ee ka jirta Puntland oo qarka u saaran in ay u dillaacdo macluul

Posted on July 24, 2022July 24, 2022 by News Office

Xaaladda Abaarta ka jirta Puntland ayaa gaartay heerkii ugu xumaa waxaana laga cabsi qabaa in meelaha qaarkood ay ka dillaacdo… Sii akhri

Maamulka Bankiga dowladda Puntland oo hortagay Baarlamanka

Posted on July 24, 2022July 24, 2022 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa Shir-Guddoomiyey fadhiga 28-aad, Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.… Sii akhri

Wasiiro ka tirsan Puntland oo dib Shaqada loogu celiyay kadib markii dhowaan Shaqa-joojin lagu sameeyay

Posted on July 24, 2022July 24, 2022 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa dib Shaqada ugu fasaxay wasiiro uu dhowaan Shaqa-joojin ku sameeyay. Wareegto… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo maanta la xisaabtamaya Maamulka Sare ee Bankiga dowladda

Posted on July 24, 2022July 24, 2022 by News Office

Maamulka Sare ee Bankiga dowladda Puntland ayaa maanta hortagaya Baarlamanka oo weli ku jira La-xisaabtanka Hay’adaha kala duwan ee dowladda.… Sii akhri

DDS oo war ka soo saartay dagaalkii Al-shabaab

Posted on July 23, 2022July 24, 2022 by Desk

Dawlada Deegaanka Soomaalida ayaa sheegtay in la soo afjaray dagaalkii u dhexeeyay Al-shaabab iyo Liyuu Booliska ee maalmihii la soo… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo magacaabis sameeyay

Posted on July 23, 2022July 23, 2022 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa guddoomiye cusub u magacaabay gobolka Mudug. Wareegto maanta ka soo baxday ka xafiiska Madaxweyne… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo dalka dib ugu soo laabtay

Posted on July 23, 2022July 23, 2022 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb-galay Shir-Madaxeedka dalalka ku mideysan Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC)… Sii akhri

Madaxda Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Puntland oo hortagay Baarlamanka

Posted on July 23, 2022July 23, 2022 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa Shir-Guddoomiyey fadhiga 27-aad, Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo dhamaystiray xubno ka dhinaa Guddiga Doorashooyinka TPEC

Posted on July 23, 2022July 23, 2022 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl ayaa Xeer Lr. 52 kuna taariikhsan 23ka bisha Luulyo, 2022,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close