Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Xamse iyo James Swan?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta la kulmay Ergayga gaarka ah ee Xogyaha guud ee Qaramada… Sii akhri

Posted on August 8, 2022August 8, 2022 by Desk

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safarkii 8-aad ugu baxay dibada

Posted on August 8, 2022August 8, 2022 by Desk

Madaxweynaha Dowdda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka Uganda. Madaxweyne Xasan oo… Sii akhri

Maxkamadda Garoowe oo lagu wado in ay saaka mar kale u fariisato kiiska geed-quwaaxa

Posted on August 8, 2022August 8, 2022 by News Office

Maxkamadda derejada kowaad ee degmada Garoowe ayaa lagu wadaa in ay saaka mar kale u fariisato dhegeysiga dacwadda kiiska geed-quwaaxa.… Sii akhri

Falastiiniyiinta iyo Israa’iil oo heshiis xabbad-joojin ah ku gaaray dalka Masar

Posted on August 8, 2022August 8, 2022 by News Office

Dalka Masar ayaa gacan ka geystay inay heshiis xabbad-joojin ah gaadhaan, Israa’iil iyo kooxda Falastiiniyiinta ee Islamic Jihad, oo saddexdii… Sii akhri

Waalidiinta oo cabasho xooggan ka muujiyay lacagta la saaray buugaagta manhajka cusub ee Puntland

Posted on August 7, 2022August 7, 2022 by News Office

Cabasho xooggan ayaa ka taagan qiimaha lacageed ee la saaray ardayda iibsanaya buugaagta Manhajka cusub ee dugsiyada sare Puntland. Wararku… Sii akhri

Golaha Shacabka oo cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Xukuumadda cusub

Posted on August 7, 2022August 7, 2022 by News Office

Xildhibaanada golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta shirweyne ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ayay goluhu ku ansixiyeen xubnaha golaha… Sii akhri

Aqalka Hoose ee Baarlamanka Soomaaliya oo maanta codka Kalsoonida u qaadaya Xukuumadda cusub

Posted on August 7, 2022August 7, 2022 by News Office

Xildhibaanada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan weyne ku yeelanaya xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Kulanka… Sii akhri

Shirweynaha abaaraha Galmudug oo lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb

Posted on August 7, 2022August 7, 2022 by News Office

Ergayga gaarka ah ee madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha bini-aadanimada iyo gurmadka abaaraha xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa xalay magalaada… Sii akhri

Waa halis haddii Itoobiya lagala tashado nabadeynta Soomaaliya

Posted on August 6, 2022August 6, 2022

Muqdisho (Faallo) —Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida ee Itoobiya Mustafe Cagjar wuxuu dhowaan sheegay in dowladdiisu dhul amni (buffer zone)oo Itoobiya… Sii akhri

Somalia Expresses Solidarity With China over Taiwan

Posted on August 6, 2022August 6, 2022 by cph

Mogadishu (PP News Desk) — The Federal Government of Somalia today expressed solidarity with the People’s Republic of China over… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close